Al-Qaacida oo wajaheysa khilaaf la xiriira hoggaanka cusub ka dib dilkii Ayman al-Zawahiri?

Dilka hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri ee duqeynta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ma saameyn doonto howlgallada kooxaha argagixsada ee xiriirka la leh ee dunida, balse waxay fureysaa dariiqa loo maro hannaan kala horreynta dhanka hoggaanka oo ah mid dhib badan. Jihaad-doonkii u dhashay Masar oo Maraykanku sheegay in lagu dilay goob dhuumaalaysi oo ku … Continue reading Al-Qaacida oo wajaheysa khilaaf la xiriira hoggaanka cusub ka dib dilkii Ayman al-Zawahiri?